Home Video
65
0

“Maanta galinkii dambe waxa aan xafiiskiisaa kula kulmay xildhibaan Gavin Williamson oo ah xildhibaan Ingiriis ah oo si firfircoon ugu ololeeya qadiyada Somaliland.

Ka dib mahadnaq aan uga mahadnaqay dadaalka uu ugu jiro aqoonsiga Somaliland ee dalkan UK, waxa aanu ka wada hadalnay ariimo dhawr ah oo ku aadan MOU-ga, mawqifka UK ee qadiyada Somaliland iyo sidii loo badili lahaa aragtida reer galbeedku ka aaminsanyihiin aqoonsiga Somaliland..”

Xoghayaha Arrimaha Dibadda xisbiga UCID Iid Xasan Aw Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here