Halkan Ka Daawo Ama Ka Akhri NuxurKa Go’aamo Ka Soo Baxay Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo Xoghayahii Golaha Dhexe Shaqada Lagaga Joojiyey Iyo Xubno Xisbiga La Caydhiyey.
Halkan Ka Daawo Ama Ka Akhri NuxurKa Go’aamo Ka Soo Baxay Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo Xoghayahii Golaha Dhexe Shaqada Lagaga Joojiyey Iyo Xubno Xisbiga La Caydhiyey:-
Hargeysa(UCID-Media group) Shir ay maanta oo ay bishu tahay 30 April 2016, ay iskugu yimadeen guddida joogtada ee golaha fulinta xisbiga ee UCID oo uu Guddoominayey Guddomomiyaha Guddida fulinta, ahna Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Warabe , ayaa Markii ay dhagaysteen eedaha loo soo jeediyay xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID Mudane. Xasan Cismaan Adan ( Sabce) lagu go’aamiyey in laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay April 30 2016, laga joojiyo xilkii uu ka hayey xisbiga oo ahaa xoghayaha golaha dhexe sii ku meel gaadh ah, intaa arintiisa ay ka soo talinayaan gudida anshaxa ee xisbiga. Halkan Ka Daawo Warkan Oo Dhan