Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa saaka gaadhay suuqii xalay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa saaka gaadhay suuqii xalay iyo saaka gubanayay ee Waaheen, kadibna Warbaahinta la hadlay.

57
0

“Ilaahii markii hore ina siiyay ayaa joogaa, ilaahay ayaana ina siin-doona intii inaga baxday iyo in ka badan-ba”

“Waan u mahad-naqaya Dawlad Deegaanka Soomalida ee inoo soo gurmaday, waxay haystaan waa wax aynu leenahay, waxaynu haysanno waa wax iyagu leeyihiin..,”

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa saaka gaadhay suuqii xalay iyo saaka gubanayay ee Waaheen, kadibna Warbaahinta la hadlay.

https://youtu.be/Vhz5Wrkgbe8

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here