Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay Xuska Maalinta Dib u Xorraynta Ethopia oo Hargaysa laga xusay .
Waxaana xafladdaasi ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland .
Xuskan ayaa loo yaqaan GIMBOT, iyadoo xuskan maalitanna xaflad loogu qabtay Magaalada Hargaysa Ee Caasimadda Somaliland .