Waxaa la Ogeysiinayaa Dhamaanba Dadwaynaha Sharafta Leh Ee Reer Somaliland Iyo Taageerayaasha XISBIGA UCID in Musharraxa Madaxweyne Kuxigeenka Ee XISBIGA UCID Prof. AXMED CABDI MUUSE (ABYAN) Loo Qaban Doono Xafladd Soo Dhawayn Ah, Taasi Oo Kadhici Doonta Maagalada Lodon Dalka UK.
Goobtu waa: