Guddoomiyaha oo khudbad halkaasi ka jeediyay, ayaa sheegay in suldaan-ku ka soo jeedo Qoys talo-qabeen ah oo sumcad ku dhex leh bulshada, waxaanu rabbi uga rajeeyay in uu xilkaas ku asturo.
Caleemo-saar-kan ayaa ahaa mid aan look ala hadhin oo kulmiyay madax-dhaqameed-ka Deegaannada, Somaliland, Dawladda Deegaanka Soomalida Ethopia iyo Puntland.