Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Xuseen ayaa sixitaan ku sameeyay hadal uu maanta ku yidhi oo saxaafaddu si khalad ah marin habaabisay oo ku aadanaa madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland