Home Video Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa socdaal dheer ku gaala bixiyay qaar kamid ah Deegaannada hoos yimadda Degmada sallaxley.

150
0

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa socdaal dheer ku gaala bixiyay qaar kamid ah Deegaannada hoos yimadda Degmada sallaxley.

Ujeeddada socdaalka ayaa ahayd dardar-galinta iyo u diyaar garawga Doorashada soo socota.

Waxaana waftiga Gudoomiyuhu soo mareen deegaannada kala.ah, Toon, Hundulli, Qoolcaday, Aadan Abokor, Sallaxley, ina guuxa laanqayrta qool-dhuxulaale, Laanqayrta celiyo iyo qoolbuulalle.

Dhamaan Deegaannada uu maray Guddoomiyaha iyo Waftigiisu ayaa waxay kala kulmayeen soo dhawayn, waxaana loo ballamay in codkoo midaysan lagu barbar-istaago xisbiga UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here