XISBIGA  UCID

Daawo Waraysi Dhamaystiran Oo Hargeysa Lagula Yeeshay Murrashax Ku Xigeenka Xisbiga UCIDProf Axmed Cabdi Muuse Abyan Iyo Nuxurka Su’aalo Xasaasi Ah Oo La Waydiiyay

Daawo Waraysi Dhamaystiran Oo Hargeysa Lagula Yeeshay Murrashax Ku Xigeenka Xisbiga UCIDProf Axmed Cabdi Muuse Abyan Iyo Nuxurka Su’aalo Xasaasi Ah Oo La Waydiiyay Hargeysa(UCID-Media Group )Daawadayaal waxan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi dhamaystiran oo Hargeysa lagula yeeshay murrashaxxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga UCID Prof Axmed Cabdi Muuse Abyan.   ... Read More

Saddexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta Magaaladda Hargaysa Ku Kala-Saxeexday Xeerka Hab-Dhaqanka Doorashada Madaxtooyada

Saddexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Maanta Magaaladda Hargaysa Ku Kala-Saxeexday Xeerka Hab-Dhaqanka Doorashada Madaxtooyada   Hargeysa (UCID-MediaGroup)  Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Guddoomiyaasha saddexda xisbi qaran ee Ucid, Kulmiye iyo Waddani ayaa maanta xarrunta Komishanka ku kala saxeexday Xeerka Hab-dhaqanka Doorashada Madaxtooyada ee 2017 isla markaana waxa lagu ... Read More

Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga .

    JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                                                       REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                                                                     UCID                                                                                                                                                                                      Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة       Address: Tell. 528866 / ucid2018@gmail.com /Area sha’aab koodbuur District. Ref/UCID/XDH/338/2017                                                                                                           Date: 25/09/2017   Ujeedo:Xil kaqaadis Xoghayaha Guud ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Md:Ismaaciil Cabdi Daahir Waxa uu maanta oo ... Read More

PRO:- AXMED CABDI MUUSE( ABYAN) OO MAANTA LOO DOORTAY MURASHAXA MADAXWAYNE KU XIGEEN EE XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA UCID https://youtu.be/Z63eaqQX64s

Borama Waxay Noqotay Hoygii Tacliinta Somaliland, Laakiin Waxaa Isku Kay Qaban La’a, Idinkoo Somaliland Ugu Tacliin-Badan In Ay Beel Idiin Timaado Oo Ay Idin Tidhaahdo Codka Na Siiyaa Reer-Hebel Ayaanu Nahee, Taasi Waa Wax Laga Yaq-Yaqsoodo ah

Daawo : “Borama Waxay Noqotay Hoygii Tacliinta Somaliland, Laakiin Waxaa Isku Kay Qaban La’a, Idinkoo Somaliland Ugu Tacliin-Badan In Ay Beel Idiin Timaado Oo Ay Idin Tidhaahdo Codka Na Siiyaa Reer-Hebel Ayaanu Nahee, Taasi Waa Wax Laga Yaq-Yaqsoodo, Ma Beel Ayaynu Dooranaa Mise Murashax Ayaan Dooranaa, Hadaa Beel Doorataan, Barrina ... Read More

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Farxadda La Qeyb-Saday Arday Tiradoodu Kor U Dhaafayso 700 Oo Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Camuud Ee Borama .

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Farxadda La Qeyb-Saday Arday Tiradoodu Kor U Dhaafayso 700 Oo Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Camuud Ee Borama .   Murashaxa madaxweyne ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay xafladda qalin jabinta Jaamacadda camuud Ee Borama . Xafladdan oo ahayd mid ... Read More