XISBIGA  UCID

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo U Hoyday Laascaanood:

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo U Hoyday Laascaanood:- Laasaanood (UCID-Media Group):-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyay safarro kala duwan ku gaala bixinayay Goboladda Bariga Somaliland ayaa caawa u hoyday Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood . Waxaana uu Guddoomiyuhu noqday Masuulkii ugu horeeyay ee xil ... Read More

Waftigii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Hogaaminayay Ee Socdaalka Nabadda Iyo Mideenta Somaliland Oo Soo Dhaween Balaadhan Kala Kulmay Deegaannada Wadaamo-Go , Caynaba Iyo Gobolka Sool + Xafiisyo Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray + Sawiro‏

Waftigii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Hogaaminayay Ee Socdaalka Nabadda Iyo Mideenta Somaliland Oo Soo Dhaween Balaadhan Kala Kulmay Deegaannada Wadaamo-Go , Caynaba Iyo Gobolka Sool + Xafiisyo Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray + Sawiro‏   Laascaanood(UCID-Media Group)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ee Socdaalka Nabadda ... Read More

Waftigii Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Hogaaminayey Ee Socdaalkaa Nabadda Iyo Midaynta Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey WADAAMO-GOO Iyo Xisbiga UCID Oo Xafiis Ka Furtay

Waftigii Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Hogaaminayey Ee Socdaalkaa Nabadda Iyo Midaynta Somaliland Oo  Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey WADAAMO-GOO  Iyo   Xisbiga UCID  Oo Xafiis Ka Furtay   Wadaamo- Goo (UCID-Media Group) Dadweynaha ku nool magaalada Wadaamo- Goo   ayaa maanta si ballaadhan u soo dhaweeyey wefti uu hogaaminayo guddoomiyaha   Xisbiga UCID , ... Read More

Waftigii Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Hogaaminayey Ee Socdaalkaa Nabadda Iyo Midaynta Somaliland Oo Kulamo Gooni-gooni ah La Yeeshay Qaybo Ka Mid Ah Bulshada Reer Togdheer

Waftigii Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Hogaaminayey Ee Socdaalkaa Nabadda Iyo Midaynta Somaliland Oo Kulamo Gooni-gooni ah La Yeeshay Qaybo Ka Mid Ah Bulshada Reer Togdheer Burco(UCID-Media Group)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti Uu hogaminayo ayaa socdaal ku maraya Gobolada Bariga Somalialnd , iyadoo waftiu uu xalay u hoyday ... Read More

{Halkan Ka Daawo} Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Dhalinyarada Magaalada Hargeysa Oo Casuumad Sharafeed U Sameeyey Iyo Hadaladii Halkaa Laysku Waydaarsaday .

{Halkan Ka Daawo} Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Dhalinyarada Magaalada Hargeysa Oo Casuumad Sharafeed U Sameeyey Iyo Hadaladii Halkaa Laysku Waydaarsaday . Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Dhalinyarada Magaalada Hargeysa Oo Casuumad Sharafeed U Sameeyey Iyo Hadaladii Halkaa Laysku Waydaarsaday .

Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Waxay Ay Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin Ah U Dirayaan Guud Ahaanba Shacbiga Somaliland, Gaar Ahaan Xubnah Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID (Meel kasta Oo Ay Joogaan Gudo iyo Dibadba), Munaasibadda Curashada Sanadka Cusub

Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Waxay Ay Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin Ah U Dirayaan Guud Ahaanba Shacbiga Somaliland, Gaar Ahaan Xubnah Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID (Meel kasta Oo Ay Joogaan Gudo iyo Dibadba), Munaasibadda Sanadka Cusub Hargaysa (UCID-Media Group):-Hogaanka sare ee xisbiga UCID Guddoomiyaha, Musharaxa Jagada Madaxweyne ,Guddida fulinta,Golaha dhexe waxay ... Read More

MUDANE GUDOMIYE ENGINER FAYSAL CALI HUSEIN ISAGAANA WAX MAGACAABAY XIL KA QAADISNA SAMEEYAY EE WAXBA KAMA JIRAAN WARARKA WARBAAHINTA IYO WEBSITE YADA LAGAGA BEEN ABUURANAAYO MUDANE MUSHARAX MUJAAHID GUDOOMIYE MUUSE BIIXI CABDI WAA NA GEF IYO MEEL KA DHAC IYO BEEN ABUURASHO

MUDANE GUDOMIYE ENGINER FAYSAL CALI HUSEIN ISAGAANA WAX MAGACAABAY XIL KA QAADISNA SAMEEYAY EE WAXBA KAMA JIRAAN WARARKA WARBAAHINTA IYO WEBSITE YADA LAGAGA BEEN ABUURANAAYO MUDANE MUSHARAX MUJAAHID GUDOOMIYE MUUSE BIIXI CABDI WAA NA GEF IYO MEEL KA DHAC IYO BEEN ABUURASHO . London (UCID-Media Group) Qoraal kooban oo aanu ... Read More

Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Jaraa’id Kaga Hadlay Khilaafkii U Dhexeeyay Oo La Soo Afjaray.

Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Jaraa'id Kaga Hadlay Khilaafkii U Dhexeeyay  Oo La Soo Afjaray. Hargeysa(UCID-Media Group)Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday  in la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey gudoomiyaha xisbiga.Musharax ... Read More

Gudaha Ka Eeg :Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Abaabulka Ee Qaaradda Yurub Saamiya Muuse Sidoo Kalena Sameeyay Magacaabis Masuuliyiin Cusub .

Gudaha Ka Eeg :Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Abaabulka Ee Qaaradda Yurub Saamiya Muuse Sidoo Kalena Sameeyay Magacaabis Masuuliyiin Cusub . Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Abaabulka Ee Qaaradda Yurub Saamiya Muuse Sidoo Kalena Sameeyay Magacaabis Masuuliyiin Cusub .   Hoos Ka Eeg Magacaabista iyo Xil ... Read More

Guddida Doorashooyinka Iyo Xisbiyada Qaranka Oo Madaxweynaha La Kulmay

Guddida Doorashooyinka Iyo Xisbiyada Qaranka Oo Madaxweynaha La Kulmay Hargeysa(UCID-Media Group):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa kulan la qaatay komishanka doorashada iyo saddexda xisbi qaran ee Somaliland. Kulanka ayaa daarranaa falanqaynta qaabkii ay diwaangalinta codbixiyeyaashu u bilaami lahayd. Diwaangalinta codbixiyeyaashu waa mid ka mid ah fureyaasha qabsoomida doorashada 2017-ka. ... Read More

{Halkan Ka Daawo} Jawaabta Uu Ka Bixiyey Faysal Cali Waraabe Dhawaaqii Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Ee Shalay + Video.

Daawo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Faysal Cali Waraabe Dhawaaqii Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Ee Shalay + Video. Hargeysa(UCID-Media Group):– Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalkii uu maalintii shalay uu isaga iyo xisbigiisa ku ganay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Guddoomiyaha xisbiga UCID oo ka ... Read More