XISBIGA  UCID

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Si Baladhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer .

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Si Baladhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer . Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer . Waxaana taageerayaasha Xisbiga UCID ... Read More

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Si Xargo Leh U Soo Bandhigay Qorshayaasha Xisbigiisa Taageeryaal Badna Ku Kasbaday, Toosna U Tilmaamay In Labada Musharaxa Ee Wadani Iyo Kulmiye  Layli Yihiin.

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Si Xargo Leh U Soo Bandhigay Qorshayaasha Xisbigiisa Taageeryaal Badna Ku Kasbaday, Toosna U Tilmaamay In Labada Musharaxa Ee Wadani Iyo Kulmiye  Layli Yihiin. Hargeysa(UCID-Media Group )Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID oo ka hadlay Qorshayaasha Xisbigiga , dagaal xoogana ku qaadday Murashaxiinta KULMIYE iyo WADDANI Murashaxiinta ... Read More

Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Xisbiga UCID Ayaa Xil ka Qaadis Sameeyay

Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Xisbiga UCID Ayaa Xil ka Qaadis Sameeyay www.gaaroodi.net Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Xisbiga UCID Ayaa Xil ka Qaadis Sameeyay Hargeisa(UCID-Media Group) Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Xisbiga UCID Mudane Cabdiqani Ibraahin Selef  Ayaa maanta xilkii ka Qaaday Xoghayihii Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiyihii ... Read More

Madaxda Iyo Xubnaha Xisbiga Ucid ee Waqooyiga America Gaar Ahaan Alberta Canada oo Baaq Nabadeed Udiray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Dararweyne Oo Ka Tirsan Degmada Ceel-Afweyn

NORTH AMERICA( XISBIGA UCID):- Madaxda Iyo Xubnaha Xisbiga Ucid ee Waqooyiga America Gaar Ahaan Alberta Canada oo Baaq Nabadeed Udiray Beelaha Walaalaha Ah Ee Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Dararweyne Oo Ka Tirsan Degmada Ceel-Afweyn UCID NORTH AMERICA 24/07/2017 Asc. Dhamaan madaxda iyo xubnaha xisbiga Ucid ee North America ... Read More

Daawo Qudbad Qiimo Baddan Oo Taarikhiya Oo uu Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng faysal cali waraabe kaga waramay sooyaalkii taarikheed ee soomaaliya iyo somaliland ,Muslimnimo Lama Xeerin, Xiddidnimo Lama Xeerin, Qaranimo Lama xeerin, Jaarnimo lama Xeerin , Taarikhnimo Lama Xeerin, Waxaa La Wayay Cid Tidhaa Waar Dadka Maxaa Loo Sheeganayaa !

murashaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng faysal cali xuseen oo ka qayb galay xaflad si heer sare ah looso agaasimay mar uu socdaal ku gaalaa bixinayay waqooyiga america gaar ahaan dalka canada ayaa waxa uu halkaasi kasoo jeediyay qudbad qiimo badan oo uu kaga waramay sooyaalkii tariikheed ee ay ... Read More

Gudoomiyha xisbiga UCID Ahna Murashaxa xisbiga UCID ee Doorashada Soo Socota November , 2017 Eng Faysal Cali Xuseen Ayaa Socdaal Shaqo Ku Teggay Waqooyiga America Gaar Ahaan Wadanka Canada . +DAAWO SAWIRAANTA

Gudoomiyha xisbiga UCID Ahna Murashaxa xisbiga UCID ee Doorashada Soo Socota November , 2017 Eng Faysal Cali Xuseen Ayaa Socdaal Shaqo Ku teggay Waqooyiga America Gaar Ahaan Wadanka Canada . Socdaalka uu gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee ucid eng faysal cali waraabe uu ku tagay dalka Canada ayaa si maamuus ... Read More

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ganaax Iyo Go’aamo  Kasoo Saaray Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Fariin Adagna U Direy Xukuumadda Somaliland. Halka Ay Amaan Iyo Mahadnaq Iskugu Dareen Xisbiga UCID Sida Xilkasnimada Leh Ay U Dhawaana Shuruucda Dalka.

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Ganaax Iyo Go’aamo  Kasoo Saaray Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Fariin Adagna U Direy Xukuumadda Somaliland. Halka Ay Amaan Iyo Mahadnaq Iskugu Dareen Xisbiga UCID Sida Xilkasnimada Leh Ay U Dhawaana Shuruucda Dalka. Hargeysa(UCID-Media Group) Guddiga komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa warsaxaafaddeed ay ku qabteen magaalada ... Read More

GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID EE GOBOLKA TOGDHEER OO SHEEGAY INAY DHAWAAN XISBIGA KUSOO BIIRI DOONAAN TAAGERYAAL TIRO BADANI + (MUUQAAL).

GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID EE GOBOLKA TOGDHEER OO SHEEGAY INAY DHAWAAN XISBIGA KUSOO BIIRI DOONAAN TAAGERYAAL TIRO BADANI + (MUUQAAL). GUDDOOMIYAHA XISBIGA UCID EE GOBOLKA TOGDHEER OO SHEEGAY INAY DHAWAAN XISBIGA KUSOO BIIRI DOONAAN TAAGERYAAL TIRO BADANI + (MUUQAAL).   HARGEISA:(UCID-Media Group) guddoomiyaha xisbiga ucid ee gobolka togdheer mudane Sacad Cabdi ... Read More

Daawo sawirada:-Ururka  DAMAL OO Casuumaad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Gudoomiyaha  Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku SUGAN Dalka  CANADA

Ururka  DAMAL OO Casuumaad Soo DH0wayn Ah U Sameeyay Gudoomiyaha  Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku SUGAN Dalka  CANADA +sawiraan Gudoomiyaha xisbiga UCID ahna murashaxa xisbiga Eng faysal cali xuseen oo maalmahan ku sugnaa waqooyiga America gaar ahaan Dalka Canada ayaa ka qayb galay kulamo casuumad ah oo ... Read More

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabey Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Iyo Guddoomiyaha Dhalinyarada Heer Qaran  Oo Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal 

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabey Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Iyo Guddoomiyaha Dhalinyarada Heer Qaran  Oo Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal   Hargeysa (UCID-Media Group):- Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe waxa uu maanta oo ay tariikhdu tahay 06/07/2017 Xilal Cusub u ... Read More