XISBIGA  UCID

Borama Waxay Noqotay Hoygii Tacliinta Somaliland, Laakiin Waxaa Isku Kay Qaban La’a, Idinkoo Somaliland Ugu Tacliin-Badan In Ay Beel Idiin Timaado Oo Ay Idin Tidhaahdo Codka Na Siiyaa Reer-Hebel Ayaanu Nahee, Taasi Waa Wax Laga Yaq-Yaqsoodo ah

Daawo : “Borama Waxay Noqotay Hoygii Tacliinta Somaliland, Laakiin Waxaa Isku Kay Qaban La’a, Idinkoo Somaliland Ugu Tacliin-Badan In Ay Beel Idiin Timaado Oo Ay Idin Tidhaahdo Codka Na Siiyaa Reer-Hebel Ayaanu Nahee, Taasi Waa Wax Laga Yaq-Yaqsoodo, Ma Beel Ayaynu Dooranaa Mise Murashax Ayaan Dooranaa, Hadaa Beel Doorataan, Barrina Beel Ayaa Hoos tagaysaan Oo ..,” Murashax Madaxweynaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeediyay Xafladda Jaamacadda Horn Ee Borama .

 

No Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *