Home Xulashada Wararka Xisbiga UCID

Xulashada Wararka Xisbiga UCID

Qeybta kowaad ee Sawirada: Kal-fadhiga 8-aad ee Golaha Dhexe ee xisbiga UCID.

Qeybta kowaad ee Sawirada: Kal-fadhiga 8-aad ee Golaha Dhexe ee xisbiga UCID. ...

Kal fadhigii 8-aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID oo furmay laguna doortay Musharax...

Kal fadhigii 8-aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID oo furmay laguna doortay Musharax Madaxweyne iyo Musharax madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga UCID   Hargeysa(UCID-MediaGroup):Xisbiga mucaaradka...

Heshiis laga gaadhay Hirgalinta Nidaamka Hubinta Codbixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS BVVS

" Heshiis laga gaadhay Hirgalinta Nidaamka Hubinta Codbixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS BVVS " Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kulan ugu qabtay dhammaan daneeyayaasha...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada iyo...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada iyo Madax dhaqameedka Degmada Ceel af-wayn. Kulamadan ayaa ahaa is xog-waraysi ku...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga ayaa Booqday Qabriga Sheekh Isaxaaq ee Magaalada Maydh. Guddoomiyaha ayaa...

Sawirro: Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayay ayaa saaka...

Sawirro: Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayay ayaa saaka Booqday Taliska aagga bari ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee OOG....

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Burco kula shaaheeyay...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Burco kula shaaheeyay mid kamid ah maqaaxiyaha shaaha ee Magaalada. Waxa Guddoomiyaha Wehelinayay xubno...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khudbad cajiiba ka jeediyay Burco.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khudbad cajiiba ka jeediyay Burco. https://youtu.be/k0trdy9yYYY?si=-o7a9dcRNuy2wi9d

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada Burco.

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta kulan la qaatay dhalinyarada Burco. "Labadii Kulmiye (Kulmiyihii hore iyo Kulmiyaha dambe ) way is eryanaayaan...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera kula shaaheeyay...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera kula shaaheeyay Maqaaxida Oon-xoolaad. Waxaa Guddoomiyaha wehelinayay Xoghayaha guud ee UCID Maxamed Xuseen...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa socdaal dheer ku gaala bixiyay qaar kamid ah Deegaannada hoos...

Xil Magacaabis

Xil- Magacaabis Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe isaga oo tix-raacaya qodobka 23aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga UCID, isla markaana...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qoddobo Xasaasi Iyo Shirkii...

0
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qoddobo Xasaasi Iyo Shirkii Guddida Fulinta Ee Xisbiga Ucid Hargeysa (UCID-Media Group) "Markii Siilaanyo ku...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, kana hadlo qodobo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, kana hadlo qodobo kala duwan Oo Xasaasi Ah "Waan soo dhawaynayna Shirka Burco, waxaana...

13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng...

Hargeysa (UCID-Media Group)"Muddo kordhintii ay golaha Guurtidu sameeyeeyeen waa Fitno ee maaha sharci.," "Labada Sanno ee loo kordhiyay Muuse Biixi, Somaliland ka socon-mayso ee Beertiisa...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta...

0
  Burco(Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha  faraceeda Burco. Waxaana wehelinayay masuuliyiin isuga jira heer...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey...

0
Burco (Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Munaasibad Qalin jabinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco. https://youtu.be/k369acUlIHs

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta si...

0
  Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco. Guddoomiyaha ayaa isla...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo wafti uu hogaaminayo Oo Booqday Siyaasiyiinta iyo Suldaan Ibraahim...

0
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo wafti uu hogaaminayo Oo Booqday Siyaasiyiinta iyo Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub  ku xidhan Xabsiga Degmada Baki Ee Awdal. Boorama (UCID-Media...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo soo bandhigay 3-qoddob oo Mucaaradka miiska...

0
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo soo bandhigay 3-qoddob oo Mucaaradka miiska u saaran. Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali...

“Booqashadii Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Xabsiga Gabiley Ee Gabdhaha Lagu Hayo iyo Waxayaabihii Ay ku...

Hargeysa (UCID-Media Group)"Booqashadii Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Xabsiga Gabiley Ee Gabdhaha Lagu Hayo iyo Waxayaabihii Ay ku Soo Arkeen"……. https://youtu.be/3DRtV7BM3xQ

Mawqifka Xisbiga UCID Ee Talooyinkii ay soo jeediyeen guddidii ganacsatadu

Mawqifka Xisbiga UCID Ee Talooyinkii ay soo jeediyeen guddidii ganacsatadu Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga mucaaradka ah ee Xisbiga Ucid ayaa aqbalay talooyinkii ay soo jeediyeen...

Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray maaha, Haddii sharciga...

"Muuse Biixi, waa ninka maanta isagoo 7-qof dilay, 110-qof-na dhaawacay, haddana u hammuun-qaba dhiig..," "Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta...

  Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga, ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay banaan-baxyadii xisbiyada mucaaradku...

Guddoomiye Faysal oo ka hadlay Mudaharaadkii Maanta.

Guddoomiye Faysal oo ka hadlay Mudaharaadkii Maanta."Muuse Biixi Afar Sanno iyo badhkaa waxaanu ka hortaagnayn Dhiiga shacabka in uu faraha la galo, waanu la...

Gobolada dalka waxaa ka dhacayaa Mudaharaad salami ah.Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.

Gobolada dalka waxaa ka dhacayaa Mudaharaad salami ah.Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe. Hargeysa (UCID-Media Group)"Waxaa Gobollada dalka ka dhacaya Mudaharaad salami ah...."Kulmiye gawaadhida Dawladda...

“Heer buu gaadhay Kulmiye uu Madaxweyne Daahir Riyaale Dhengad ugu Hanjabo”……..Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng...

Hargeysa(UCID-Media Group) "Heer buu gaadhay Kulmiye uu Madaxweyne Daahir Riyaale Dhengad ugu Hanjabo"……..Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. https://youtu.be/pu404LCBXHA

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Hambalyo oo u diray munasibada Ciidul...

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa Hambalyo u diray shucuubta islaamka, gaar ahaan Shacabka reer Somaliland, munaasibadda Ciidul-adxa...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Recent Posts