Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qeyb Galay Shir Saddex Geesood Ah Oo Ka Dhacay...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay Kulan saddex geesood ah oo dhex maray Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed...

“Shacabka Reer Somaliland Way Ku Qaylinayaan Xataa Hadii Laylatul Qadri Uu U Yimaado” Guddomiyaha...

"Shacabka Reer Somaliland Way Ku Qaylinayaan Xataa Hadii Laylatul Qadri Uu U Yimaado" Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe. Hargeysa (UCID-Media Group) Guddomiyaha Xisbiga...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xalay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Kaga Qeyb Galay Xuska 26 June...

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada kaga qeyb galay Xuska sannad guuradii 56-aad ee ka...

“ Xukuumadda Waxaan Leeyahay, Waa In Aad Ku Sii Daysaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee...

Waxaa xabsiga loo taxaabay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin iyadoo safar kaga timid Gobolka Saaxil, kuna soo jeeday Magaalada...

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Iyo Murashax Waris Dhoobaale Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyay Kooxaha Kubadda...

Murashax Waris Dhoobaale oo ka mid murashaxiinta Xisbiga UCID Ee Gobolka Maroodijeex ee tartami doontaa Doorashooyinka Golaha Wakiilada oo ay Weheliyeen Saraakiil sare oo...

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Si Mug Leh U Sharaxay Saameenta Ay...

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Si Mug Leh U Sharaxay Saameenta Ay Somaliland Ku Yeelanayso Go’aankii Dalka Uk Kaga Go’ay Midawga Yurub,...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ururrada Bulshada Rayidka Ah + Sawiro

Gudomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa Maanta kulan albaabadu u Xidhan yihiin kula Qaatey Xarunta Guud ee Xisbiga UCID Ururada Bulshada Rayid ah...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Ka Qeyb Galay Aas Qaran...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay aas qaran oo magaalada Hargaysa loogu sameeyay Marxuum Maxamed Cabdi Iskeerse . Gudoomiyaha...

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Dhiiladii Jaamac Dubad Sidoo Kalena...

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Dhiiladii Jaamac Dubad Sidoo Kalena Luqadii Ugu Adkayd Abid Kula Halday Madaxda Somalia .      

Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Waxa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh Diraya Eheladii, Qarabaadii Iyo...

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة   لااله الاالله انالله وااناليه راجعون قال الله تعالي (( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه...

“Haddu Samatar Xisbigii Talada Hayay Ee Kulmiye Ku Biiray Waan Hambalyeenaynaa, Cali Khaliif Waxaan...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu maanta Telefishanka STAR Tv Uu ku waraystay Xafiiskiisa Magaalada Hargaysa ayaa waxaa ay wax ka...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Saaka Cusbitaalka Wayn Ee Hargaysa Ku Booqday Dadkii Ku Waxyeelloobay...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Xisbigaasi UCID ayaa waxa ay saaka Cusbitaalka Wayn Ee Hargaysa ku Soo Booqdeen...

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Warbaahinta U Warramay Ka Dib Dhagaysigii Dacwadda...

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Warbaahinta U Warramay Ka Dib Dhagaysigii Dacwadda .   Hoos Ka Daawo Muuqaalka Hadalka Gudoomiyihii Xisbiga UCID .      

Warsaxaafaddeed:- Xisbiga UCID Laantiisa Dalka Sweden Waxaa Uu Doonayaa In Uu Shacbiga Somaliland...

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة ReF:UCID 310 2016 Date 11-06-2016  Warsaxaafaddeed:- Xisbiga UCID Laantiisa  Dalka Sweden Waxaa Uu Doonayaa In...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Tog-Dheer Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Sameeyay .

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Tog-Dheer Mudan Aadan Dirir Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Sameeyay .    

Xisbiga UCID Oo Curashada Bisha Ramadaan Awgeed Hambalyo U Diray Shacbiga Reer Somaliland .

Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid, Guddida Fulinta iyo Golaha Dhexe Waxay Hambalyo ku Aadan Curasahda Bisha Barkaysan Ee Ramadaan U Dirayaan Umadda Islaamka Ah...

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Shaqaaqada Ka Dhacday Deegaanka ...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe  Oo Shalay mar uu  khudbad ka jeedinayay  Munaasibad xadhiga lagaga jarayay DHismayaal Cusub oo lagu kordhiyay Cusbitaalka...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ballan Qaaday In Uu Kaabi Doono...

Gudoomiyaha XIsbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyeen Masuuliyiin ka tirsn Xisbiga UCID ayaa ka qeyb galay Munaasibado xadhiga lagaga jarayay Mashaariic...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madax Dhaqameed Iyo Murashaxiin + Sawiro

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyay Suldaanka Guud Ee Beesha Sheekh-Khaash Suldaan Mukhtaar Suldaan Maxamed Daahir,Suldaanka Guud...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Shaacinayay Murashaxnimada Marwo Waris Dhoobaale...

  Hargeysa (UCID-Media Group) Waxaa Maanta magalada Hargaysa ka dhacday Munaasibad lagu shaacinayo Murashaxnimada Marwo Waris Dhoobaale oo ka sharraxan Gobolka Maroodijeex . Munaasibaddan ayaa waxaa...

Dhagayso “ Waan Ognahay In Aanay Waxba Ka Soo Baxayn Wada Hadallada Somaliland Iyo...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Feysal Cali Waraabe oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Shirka Madasha wada-tashiga Qaran...

Xisbiga UCID wuxuu tacsi tiiraanyo leh u direy Ehelkii,Qaraabadii iyo Qoysaskii uu Marxuum Abwaan...

UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh Hogaanka sare ee xisbiga UCID Iyo Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacbiga...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Dib U Xoraynta...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay Xuska Maalinta Dib u Xorraynta Ethopia oo Hargaysa laga xusay . Waxaana xafladdaasi...

Daawo Muuqaal : Khudbadii Uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay...

Daawo Muuqaal : Khudbadii Uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Xafladii Caleemo Saarka Suldaanka Guud Ee Beesha Ibraahim Sheekh Isaxaaq...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb Galay Xafladda Caleemo Saarka...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti Balaaadhan oo uu Hogaminayay oo muddooyinkii u danbeeyay safar shaqo ku joogay Gobolka Togdheer ayaa...

DAAWO- Guddoomiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Maxay Ka Aaminsan Yihiin 18 May Iyo...

DAAWO- Guddoomiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Maxay Ka Aaminsan Yihiin 18 May Iyo 26 June Nala Daawo

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taarikhiya Ka Jeediyay Munaasibad Xisbiga Ucid...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Khudbad Taarikhiya Ka Jeediyay Munaasibad Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray .   Qeybta Hore Ee Khudbaddan Oo...

Gudaha Ka Eeg : Xisbiga UCID Oo Xaflad Soo Dhaween Ah Magaalada Burco Ugu...

Waxaa Maanta Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Tog-Dheer ka qabsoontay Xaflad Soo Dhaween ah oo Xisbiga Ucid ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Baaxad Leh oo...

Daawo Muuqaal : Abwaan Reer Burco Ah Oo Gabay U Tiriyay Gudoomiye Faysal Cali...

Daawo Muuqaal : Abwaan Reer Burco Ah Oo Gabay U Tiriyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Dareenka Gudoomiye Faysal .    

Daawo Muuqaal : Hor-Dhaca Xaflad Balaadhan Oo Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal...

Daawo Muuqaal : Hor-Dhaca Xaflad Balaadhan Oo Xisbiga Ucid Magaalada Burco Ugu Qabtay Taageerayaal Baaxad Leh Oo Ku Soo Biiray.      
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Recent Posts