Labada Xisbi mucaarad ee Xisbiga Ucid Iyo Xisbiga Waddani ayaa si wada jira u...

Hargeysa(UCID-Media Group) Labada Xisbi mucaarad ee Xisbiga Ucid Iyo Xisbiga Waddani ayaa si wada jira u soo saaray Warsaxaafadeed ay kaga falcelinayaan hab dhaqanka xukuumada. Xisbiga...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Fariimo Isbarkan Udiray Xukuumada iyo Shacabka...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Fariimo Isbarkan Udiray Xukuumada iyo Shacabka Somaliland . Hargeysa (UCID-Media Group) Waxaan xukumada u soo...

Arday Uu Xisbiga UCID Siiyay Deeq Waxbarasho Oo Shahaado sharaf Ku Maamuusay Guddoomiye Faysal...

Hargeysa (UCID-Media Group ) Arday Uu Xisbiga UCID Siiyay Deeq Waxbarasho Oo Shahaado sharaf Ku Maamuusay Faysal Cali Waraabe https://youtu.be/DDc6yMlkHVM

“Waan Ka Xumahay Inaan Makarafoonka Qaato Iyadoo Aan Waxba Laga Qaban Waddadii KULMIYE Dhagax-dhigay,...

Wadaamago( UCID-Media Group) "Waan Ka Xumahay Inaan Makarafoonka Qaato Iyadoo Aan Waxba Laga Qaban Waddadii KULMIYE Dhagax-dhigay, Waa Waxyaabaha Uga Tagnay KULMIYE, Ballan-qaadka Beenta...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka...

Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa Caawa ka qeyb-galay...

Xarumaha Dhexe Xisbiga Mucaaridka UCID Ee Goboladda Somaliland Oo Si Habsi ah Uga Socoto...

Boorama (UCID-Media Group) Xarumaha Dhexe Xisbiga Mucaaridka UCID Ee Goboladda Somaliland Oo Si Habsi ah Uga Socoto Kala Xulista Iyo Qabashadda Araajida Murashaxiinta Doorashadda Xisbiga Mucaaridka...

SAWIRRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo,...

Burco (Ucid-Media Group) SAWIRRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa maanta Magaalada Burco kaga qeyb-galay xafladda shaacinta...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xalay Xarunta Madaxtooyada Somaliland Kaga Qeyb Galay Xuska 26 June...

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada kaga qeyb galay Xuska sannad guuradii 56-aad ee ka...

Guddoomiyaha Xisbiga Ycid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Hargaysa

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday suuqa Gobonimo ee magaalada Hargaysa. Guddoomiyaha ayaa bulshada ku ganacsada suuqaas la...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Taliyaha...

0
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Uu Wehelinayeen Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Xasaasi Oo Dhinacyo Badan Taabanaya...

0
Hargeysa (UCID-Media Group) “Madaxwayne adiga iyo Xirsi idin dhex galimaayo Oo Laba Nin oo Kulmiye Ahaa ayaad Tihiin Midkiina 3 Sano Ayuu Hayay Xukunka...

“Caddaalad Darada Waa Lagu Dumaa Caddaalad daro ayaan tirsanayaa”,……… Xoghayaha Awqaafta Xisbiga Ucid Musharax...

Hargeysa(UCID-Media Group)"Caddaalad Darada Waa Lagu DumaaCaddaalad daro ayaan tirsanayaa",……… Xoghayaha Awqaafta Xisbiga Ucid Musharax Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen Buurane…… https://youtu.be/GAdDXqEs3rw

Akhriso Nuxurka :Qoddobada Ay Ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) • 

0
Akhriso :Nuxurka Qoddobada ay ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) Hargeysa (UCID-Media Group)Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...

Guddoomiye Ku Xigenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Siciid Cumar Oo Ka Hadlay Musharaxiinta Ay...

Guddoomiye Ku Xigenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Siciid Cumar Oo Ka Hadlay Musharaxiinta Ay Soo Xuleen Berbera (UCID-Media Group) "Hadaanu Nahay Xisbiga Ucid Murashaxiintaanu Idin...

Soo Dhaweyntii Saaka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Walaacii Uu...

Hargeysa( UCID-Media Group) Soo Dhaweyntii Saaka Ee Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Walaacii Uu Ka Muujiyay Xaalada Dalka . Awooda ugu...

Warysi Aad U Xiiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeashay Xogayaha Siyaasadda...

Hargeysa (UCID-Media Group) Halkan Ka Daawo Werysi Aad U Xiiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeashay Xogayaha Siyaasadda Xisbiga Ucid Maxamed-Nasir Dhoore https://youtu.be/WlLZhuBb9_s

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed Diray Hambalyo,

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed Diray Hambalyo, Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Magacaabay Xubintii Xisbiga Ee Komishanka Doorashooyinka.

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga UCID ayaa dib u soo magacaabay xubinta xisbiga ucid u metali doonta guddida doorashooyinka qaranka Somaliland Cabdifataax...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Eng Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo...

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah Dhacdada Ceelafweyn ee Soo Jiitantay...

SAWIRRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin sare oo...

Burco(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin sare oo ka tirsan Xisbiga UCID, ayaa xalay magaalada Burco kaga qeyb-galay,...

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Awdal Ee Xisbiga UCID oo Si Adag u Canbaareeyay...

0
Hargeysa (UCID-Media Group) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Awdal Ee Xisbiga UCID oo Si Adag u Canbaareeyay Xadhiga Sharci-darada Ah Ee Aar-goosiga Ee Lagula...

DAAWO:“Xisbiga KULMIYE Wuxuu Xagal-Daaciyay Heshiis-Kii Saddexda Xisbi Qaran..” Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen Ee...

Hargeysa (UCID-Media Group) DAAWO:“Xisbiga KULMIYE Wuxuu Xagal-Daaciyay Heshiis-Kii Saddexda Xisbi Qaran..” Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen Ee Xisbiga UCID Professor Ahmed Muse Abyan https://youtu.be/6e8869uEi70

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Abdirahman Irro oo...

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Abdirahman Irro oo kulan ay albaabadu u xidhanyihiin la yeeshay...

“Ramaax Waa Nin Bari Iyo Galbeed-ba Looga Codeenayo, Dardaarankaygu Waa In Kaalinta Kowaad Kusoo...

Burco(Ucid-Media Group)"Ramaax Waa Nin Bari Iyo Galbeed-ba Looga Codeenayo, Dardaarankaygu Waa In Kaalinta Kowaad Kusoo Saarno Ramaax..," Marwo Rooda Cabdi Muuse. https://youtu.be/mqPzjQ-1L9s

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khudbad cajiiba ka jeediyay Burco.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khudbad cajiiba ka jeediyay Burco. https://youtu.be/k0trdy9yYYY?si=-o7a9dcRNuy2wi9d

Waftu uu hogaaminayo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa gargaar gaadhsiiyay barakacayaasha Degmada Sallaxley.

0
Hargeysa (UCID-Media Group) Waftu uu hogaaminayo Gudoomiyah Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa gargaar gaadhsiiyay barakacayaasha Degmada Sallaxley. Deeqdan ayaa isugu jirtay Biyo iyo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID ayaa...

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID ayaa saaka ka qeyb-galay Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayay...

Murashax Jamaal Cali Aadan(Jaah) Oo Khudbad Qiimo-badan Ka Jeediyay Xafladii uu Caawa Ku shaaciyay...

Burco (Ucid-Media Group)Murashax Jamaal Cali Aadan(Jaah) Oo Khudbad Qiimo-badan Ka Jeediyay Xafladii uu Caawa Ku shaaciyay Murashaxnimadiisa Oo Ka Dhacday Burco. https://youtu.be/MdJSMvCLnhw
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Recent Posts