XISBIGA  UCID

Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga .

    JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                                                       REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                                                                     UCID                                                                                                                                                                                      Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة       Address: Tell. 528866 / ucid2018@gmail.com /Area sha’aab koodbuur District. Ref/UCID/XDH/338/2017                                                                                                           Date: 25/09/2017   Ujeedo:Xil kaqaadis Xoghayaha Guud ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Md:Ismaaciil Cabdi Daahir Waxa uu maanta oo ... Read More

Borama Waxay Noqotay Hoygii Tacliinta Somaliland, Laakiin Waxaa Isku Kay Qaban La’a, Idinkoo Somaliland Ugu Tacliin-Badan In Ay Beel Idiin Timaado Oo Ay Idin Tidhaahdo Codka Na Siiyaa Reer-Hebel Ayaanu Nahee, Taasi Waa Wax Laga Yaq-Yaqsoodo ah

Daawo : “Borama Waxay Noqotay Hoygii Tacliinta Somaliland, Laakiin Waxaa Isku Kay Qaban La’a, Idinkoo Somaliland Ugu Tacliin-Badan In Ay Beel Idiin Timaado Oo Ay Idin Tidhaahdo Codka Na Siiyaa Reer-Hebel Ayaanu Nahee, Taasi Waa Wax Laga Yaq-Yaqsoodo, Ma Beel Ayaynu Dooranaa Mise Murashax Ayaan Dooranaa, Hadaa Beel Doorataan, Barrina ... Read More

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Farxadda La Qeyb-Saday Arday Tiradoodu Kor U Dhaafayso 700 Oo Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Camuud Ee Borama .

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Farxadda La Qeyb-Saday Arday Tiradoodu Kor U Dhaafayso 700 Oo Ka Qalin-Jabisay Jaamacadda Camuud Ee Borama .   Murashaxa madaxweyne ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay xafladda qalin jabinta Jaamacadda camuud Ee Borama . Xafladdan oo ahayd mid ... Read More

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Kumanaan Taageerayaal Ahi Ay Ku Soo Dhaweeyeen Gobolka Gabilay .

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Kumanaan Taageerayaal Ahi Ay Ku Soo Dhaweeyeen Gobolka Gabilay .   Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Gobolka Gabilay . Waftiga ayaa waxaa Taageerayaashu kaga hor tageen ... Read More

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiisyadii Ugu Badnaa Ee Xisbi Ku Yeesho Caasimadda Hargaysa .

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiisyadii Ugu Badnaa Ee Xisbi Ku Yeesho Caasimadda Hargaysa .   Guodomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Fasyal Cali Waraabe ayaa maanta xadhiga ka jaray Xafiisyadii ugu badnaa ee Xisbi ku yeesho Caasimadda Hargaysa Ee ... Read More