Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen oo Faahfaahiyay kulankii...

0
Hargeysa(UCID-Media Group)Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen oo Faahfaahiyay kulankii Maanta ee Labada Xisbi Iyo Danjirayaasha Beesha Caalamka. https://youtu.be/iZ7WTTRmWhY

Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo...

0
Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee xisbiga UCID Maxamed Xuseeen Ciise ayaa galabta...

“Maxamuud Xaashi Iyo Buuni uma jawaabayo, waayo iyaga waxba nagama dhaxeeyaan, Muuse Biixi ayay...

0
"Maxamuud Xaashi Iyo Buuni uma jawaabayo, waayo iyaga waxba nagama dhaxeeyaan, Muuse Biixi ayay wax naga dhaxeeyaan''Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe…… https://youtu.be/ooBlNqv5p0Y

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen ayaa maanta kormeer...

0
Hargeysa(UCID-Media Group) Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Ucid . https://youtu.be/RyuvOOk4-QE

Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Ka Hadlay Dilalka Qorshaysan Ee Ka Dhaca Magaalada Laascaanood.

0
Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Ka Hadlay Dilalka Qorshaysan Ee Ka Dhaca Magaalada Laascaanood. Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Ka Hadlay Dilalka...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday suuqii dabku ka kacay...

0
Muuqaal:- Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday suuqii dabku ka kacay ee Waaheen. Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Maayir ku...

Guddoomiayaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Gabadhii Loo Diiday Kaadhka...

0
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiayaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Gabadhii Loo Diiday Kaadhka Dhalashada Iyo Arimo Xasaasiya……. https://youtu.be/Evi4HVQnnOc  

Daawo: Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa...

0
Daawo: Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta jeediyay Khudbad uu ku sharraxayo Barnaamijka Siyaasadeed ee xisbiga. https://youtu.be/7kkEBCTXFXg?si=w0IyB13yfqv7r8Lm

iyo Xisbiyadu waxay isku haystaan, Salaadda Casar Iyo Ta Maqrib teebaa soo horraynaysaa..”...

0
Hargeysa (UCID-Media Group) "Xukuumadda iyo Xisbiyadu waxay isku haystaan, Salaadda Casar Iyo Ta Maqrib teebaa soo horraynaysaa.." Xisbiga UCID.Qaar kamid ah dhalinyarada Gobolka Maroodijeex...

Sawirro: Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayay ayaa saaka...

0
Sawirro: Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayay ayaa saaka Booqday Taliska aagga bari ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee OOG....

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe oo booqday xabsiga Mandheera.

0
  Hargeysa(UCID-Media Group)"Marka aad la sheekaysato maxaabiista xidhan ee siyaasiyiinta iyo suxufiyiinta waad argagaxaysaa..," Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo booqday xabsiga Mandheera. https://youtu.be/gX7ilUhizx0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Xuska Sanad Guurada 62 Ee 26-june.

0
Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Xuska Sanad Guurada 62 Ee 26-june. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Xuska...

0
"Maanta galinkii dambe waxa aan xafiiskiisaa kula kulmay xildhibaan Gavin Williamson oo ah xildhibaan Ingiriis ah oo si firfircoon ugu ololeeya qadiyada Somaliland. Ka dib...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , oo diray hambalyadii Ciida, kana...

0
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , oo diray hambalyadii Ciida, kana hadlay xadhiga suxufiyiinta xidhan. Hargeysa (UCID-Media Group) "Madaxweynaha waxaan leeyahay xorriyadooda u...

“Dalka waxaan doorasho Madaxtooyo ahayni ka dhici-mayso. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

0
"Dalka waxaan doorasho Madaxtooyo ahayni ka dhici-mayso..," "Taageerayaasha waanu ka raali-galinayna, waanu ognahay Inay Ka xumadeen labadii Jeer ee aanu la kulanay Muuse Biixi balse...

DAAWO: Guddoomiye Prof Qaasim Tubeec Oo Ka Waramay Sababihii Uu Uga Soo Baxay...

0
DAAWO: Guddoomiye Prof Qaasim Tubeec Oo Ka Waramay Sababihii Uu Uga Soo Baxay Xisbiga WADDANI. https://youtu.be/ebQiKuv9Ue8

“Wasiiradii uu Muuse Biixi-gan aynu la yaabbanahay uu Albaabka ka xidhay ayaa ku leh...

0
"Wasiiradii uu Muuse Biixi-gan aynu la yaabbanahay uu Albaabka ka xidhay ayaa ku leh isbeddel ayaanu keenaynaa oo WADDANI Jooga.." Guddoomiyaha Ahna Murashaxa Xisbiga UCID...

Lacagtani waaa teeni, Ra’isal Wasaare Rooble-na wuu Mahadsanyahay” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

0
Lacagtani waaa teeni, Ra'isal Wasaare Rooble-na wuu Mahadsanyahay" Guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Hargeysa (UCID-Media Group) "Lacagtani waa teeni, waanu mahadsanyahay Ra'isal Wasaare Rooble maadaama uu inoo...

13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng...

0
Hargeysa (UCID-Media Group)"Muddo kordhintii ay golaha Guurtidu sameeyeeyeen waa Fitno ee maaha sharci.," "Labada Sanno ee loo kordhiyay Muuse Biixi, Somaliland ka socon-mayso ee Beertiisa...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Mudaharaadkii maanta dhacay.

0
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Mudaharaadkii maanta dhacay. "Saaka waxaa si kadisa u dhacay Mudaharaad aan ku talo-gal...

Xisbiga Ucid Ayaa Ka Hadlay Siyaasin Xukumadu Xdhay Oo Maxkmada La Keenay

0
Xisbiga Ucid Ayaa Ka Hadlay Siyaasin Xukumadu Xdhay Oo Maxkmada La Keenay Hargeysa(UCID-Media Group) Xubno ka mid ah masuuliyiinta  sare ee Xisbiga Ucid  ayaa ka...

Mudaharaadkii waanu hakinnay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe”

0
Mudaharaadkii waanu hakinnay..," Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe” "Annago dhawraynaya imtixaanada Ardayda ee Bari Sabtida bilaabmaya iyo balankii aanu la galnay Guddidii is...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay qoddobo kala duwan oo...

0
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay qoddobo kala duwan oo xasaasi ah. "Labadan Xisbi way ina soo mareen ma dib ayay...

Marka Somaliland Liicdaba Reer Awdal Baa U Soo gurmada ee maantana Habraha ha inagu...

0
Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa khudbad ka jeediyay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Borama. "Qabiil Mustaqbal Ma...

Dawlada Imaaraadku Ilaa 50 Milyan Ayey Ina Siisay Oo Aan Biyo Ku Samaysanay  (Xumba...

0
Hargeysa (UCID-Media Group) Dawlada Imaaraadku Ilaa 50 Milyan Ayey Ina Siisay Oo Aan Biyo Ku Samaysanay (Xumba Wayne ) Waa Inga Fashilantay…Kuwii Imika Laga...

Muuqaal:- Halkan ka Daawo Beelaha Gabdoon iyo Bilaal (BiL GOB) ee Cidagale oo muujiyay...

0
Muuqaal:- Halkan ka Daawo Beelaha Gabdoon iyo Bilaal (BiL GOB) ee Cidagale oo muujiyay cududooda taageero ee xisbiga UCID. https://youtu.be/YcSsKyxp1-w?si=ZM3PXtintBd_3h6I

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay ka hadlay qoddobo xasaasi...

0
Hargeysa (UCID-Media Group) "Maxamed Kaahin Maah-maahdii uu Ku Maah-maahay Miyaanu Xasuusnayn Markii uu la dagaalamay Xukuumadii uu Wasiirka ka ahaa Ee Cabdiraxman Tuur""Muuse Biixi...

Nin horoo gabyaa yidhi Alle Doori Afkana Waa Yaqaan Waana Ka Agnaan

0
Nin horoo gabyaa yidhi Alle Doori Afkana Waa Yaqaan Waana Ka Agnaan Hargeysa(UCID-Media Group) Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Oo shir jaraa’id oo uu ku...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada Burco.

0
Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta kulan la qaatay dhalinyarada Burco. "Labadii Kulmiye (Kulmiyihii hore iyo Kulmiyaha dambe ) way is eryanaayaan...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Recent Posts