Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Warqad Qoraal Ah Gaadhsiiyay Nicholas Kay
Tuesday, August 19th, 2014 | Posted by admin
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Warqad Qoraal Ah Gaadhsiiyay Nicholas Kay
Aug 19, 2014 Hargeysa(UCID-Media Group) – Xisbi Mucaaridka...
Musharrixii 3-aad ee UCID ugu tartamaya golaha deegaanka Hargeysa oo noqday Cabdi
May 26, 2012
Hargeysa (UCID-Media Group)- Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina-Cagaweyne) oo ka mid dhalinyarada reer Hargeysa, ayaa shaaciyey inuu u sharraxan yahay Xildhibaannada golaha deegaanka...
Marka Somaliland Liicdaba Reer Awdal Baa U Soo gurmada ee maantana Habraha ha inagu...
Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa khudbad ka jeediyay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Borama.
"Qabiil Mustaqbal Ma...
Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo...
Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee xisbiga UCID Maxamed Xuseeen Ciise ayaa galabta...
Taageerayasha UCID Ee SWEDEN Oo Xalay Munaasibad Ballaadhan Ku Maamusay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada UCID...
Taageerayasha UCID Ee SWEDEN Oo Xalay Munaasibad Ballaadhan Ku Maamusay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada UCID Ikraan Cabdi Gadhle:-
Stockholm(UCID-Media Group)-Munaasibad Ballaadhan oo si heer sare ah...
“Wasiiradii uu Muuse Biixi-gan aynu la yaabbanahay uu Albaabka ka xidhay ayaa ku leh...
"Wasiiradii uu Muuse Biixi-gan aynu la yaabbanahay uu Albaabka ka xidhay ayaa ku leh isbeddel ayaanu keenaynaa oo WADDANI Jooga.."
Guddoomiyaha Ahna Murashaxa Xisbiga UCID...
Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta...
Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Bulshada reer Gabiley kula shaaheeyay Mid kamid ah maqaaxiyaha ay...
Daawo: Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa...
Daawo: Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta jeediyay Khudbad uu ku sharraxayo Barnaamijka Siyaasadeed ee xisbiga.
https://youtu.be/7kkEBCTXFXg?si=w0IyB13yfqv7r8Lm
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa habeenimadii xalay safar shaqo ku...
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa habeenimadii xalay safar shaqo ku gaadhay magaalada London. Guddoomiyaha ayaa waxaa Heathrow Airport si heer...
Guddida fulinta iyo Taageerayaasha xisbiga UCID Ee Laanta Sweden Oo Munaasabad Balaadhan Ku Maamusay...
Guddida fulinta iyo Taageerayaasha xisbiga UCID Ee Laanta Sweden Oo Munaasabad Balaadhan Ku Maamusay Musharaxiinta Xisbiga UCID Ee Doorashada Kaabiga inagu Soo Haysa.
Stockholm(UCID-Media group)14/9/2024....
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, kana hadlo qodobo...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, kana hadlo qodobo kala duwan Oo Xasaasi Ah
"Waan soo dhawaynayna Shirka Burco, waxaana...
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta...
Burco(Ucid-Media Group)
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha faraceeda Burco.
Waxaana wehelinayay masuuliyiin isuga jira heer...
Reer Somaliland-ow Fartiina ha isku Burburinina, anigu Qaran Doon ayaan ahay Guddoomiyaha xisbiga UCID...
Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe
ayaa daaha ka qaaday xogo cusub, sidoo kalena ka hadla qodobbo xasaasi ah.
"Reer...
Guddmiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa sheegay In Cali Khaliif Galeydh...
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddmiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa sheegay In Cali Khaliif Galeydh Fowdo Ka Wado Somaliland, Isla Markaana Aan La...
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera kula shaaheeyay...
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera kula shaaheeyay Maqaaxida Oon-xoolaad.
Waxaa Guddoomiyaha wehelinayay Xoghayaha guud ee UCID Maxamed Xuseen...
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo Xaalada Dalka
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo Xaaladda Dalka.
Hargeysa (UCID-Media Group) GuddoomiyahaXisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe...
Muuqaal:- Halkan ka Daawo Beelaha Gabdoon iyo Bilaal (BiL GOB) ee Cidagale oo muujiyay...
Muuqaal:- Halkan ka Daawo Beelaha Gabdoon iyo Bilaal (BiL GOB) ee Cidagale oo muujiyay cududooda taageero ee xisbiga UCID.
https://youtu.be/YcSsKyxp1-w?si=ZM3PXtintBd_3h6I
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qoddobo Xasaasi Iyo Shirkii...
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qoddobo Xasaasi Iyo Shirkii Guddida Fulinta Ee Xisbiga Ucid
Hargeysa (UCID-Media Group) "Markii Siilaanyo ku...
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada iyo...
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada iyo Madax dhaqameedka Degmada Ceel af-wayn.
Kulamadan ayaa ahaa is xog-waraysi ku...
Xaflad Sagootin Ah Oo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Dalka UK U Sameeyeen Guddoomiye...
Xaflad Sagootin Ah Oo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Dalka UK U Sameeyeen Guddoomiye Ku-Xigeenka 3aad Ee Xisbiga Ucid Oo Safar Ugu Baxay Dalkii…
London (UCID-MediaGroup)...
Xil Magacaabis
Xil- Magacaabis
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe isaga oo tix-raacaya qodobka 23aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga UCID, isla markaana...
MUUQAAL: Murashax Axmed Cabdi Ciise Oo Xalay Shaaciyay Murashaxnimadiisa Golaha Wakiilada.
https://youtu.be/DVBrNlLKH-8
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada Burco.
Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta kulan la qaatay dhalinyarada Burco.
"Labadii Kulmiye (Kulmiyihii hore iyo Kulmiyaha dambe ) way is eryanaayaan...
13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng...
Hargeysa (UCID-Media Group)"Muddo kordhintii ay golaha Guurtidu sameeyeeyeen waa Fitno ee maaha sharci.,"
"Labada Sanno ee loo kordhiyay Muuse Biixi, Somaliland ka socon-mayso ee Beertiisa...
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey...
Burco (Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Munaasibad Qalin jabinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco.
https://youtu.be/k369acUlIHs
Akhriso Nuxurka :Qoddobada Ay Ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) •
Akhriso :Nuxurka Qoddobada ay ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro)
Hargeysa (UCID-Media Group)Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...
Halkan Ka Dhagayso Wareysi Aad U Xiiso Badan Oo Xogo Badan Iftiiminaya Oo Ku...
Halkan Ka Dhagayso Wareysi Aad U Xiiso Badan Oo Xogo Badan Iftiiminaya Oo Ku Saabsan Heshiis Ay Kala Saxeexddeen Somaliland iyo UAE Oo...
Gobolada dalka waxaa ka dhacayaa Mudaharaad salami ah.Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.
Gobolada dalka waxaa ka dhacayaa Mudaharaad salami ah.Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa (UCID-Media Group)"Waxaa Gobollada dalka ka dhacaya Mudaharaad salami ah...."Kulmiye gawaadhida Dawladda...