Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka Dalka Dib ugu soo laabtay

0
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka dalka dib , kadib safar shaqo uu ugu maqnaa Dalka dibaddiisa https://youtu.be/cvX6MsRq6wg

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo Xaalada Dalka

0
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay Ka Hortaga Xanuunka Coronavirus iyo Xaaladda Dalka. Hargeysa (UCID-Media Group) GuddoomiyahaXisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe...

Heshiis laga gaadhay Hirgalinta Nidaamka Hubinta Codbixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS BVVS

0
" Heshiis laga gaadhay Hirgalinta Nidaamka Hubinta Codbixiyeyaasha Booyoomitrigga IRIS BVVS " Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kulan ugu qabtay dhammaan daneeyayaasha...

Kal fadhigii 8-aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID oo furmay laguna doortay Musharax...

0
Kal fadhigii 8-aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID oo furmay laguna doortay Musharax Madaxweyne iyo Musharax madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga UCID   Hargeysa(UCID-MediaGroup):Xisbiga mucaaradka...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo wafti uu hogaaminayo Oo Booqday Siyaasiyiinta iyo Suldaan Ibraahim...

0
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo wafti uu hogaaminayo Oo Booqday Siyaasiyiinta iyo Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub  ku xidhan Xabsiga Degmada Baki Ee Awdal. Boorama (UCID-Media...

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 :

0
Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 : London (UCID-Media Group) Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha  iyo Xubnaha Xisbiga UCID Iyo...

Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Jaraa’id Kaga Hadlay...

0
Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Jaraa'id Kaga Hadlay Khilaafkii U Dhexeeyay  Oo La Soo Afjaray. Hargeysa(UCID-Media Group)Musharaxa madaxweyne ee...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo hadda war kasoo saaray xaaladii siyaasadeed ee dalka.

0
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo hadda war kasoo saaray xaaladii siyaasadeed ee dalka. Hargeysa (UCID-Media Group)"Sababta keentay in ay yimaadaan dad hubaysan oo daafacaya mucaaradku...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Garabka Toosinta Ee Xisbiga WADDANI +...

0
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Garabka Toosinta Ee Xisbiga WADDANI + Axmed Muumin Seed Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Meel Fagaare...

Halkan Ka Daawo Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Kayse Cabdillahi Oo Ka...

0
Halkan Ka Daawo Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Mudane Yuusuf Kayse Cabdillahi Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Sida Ay U Socoto Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Warfaafinta...

Daawo Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Shaqaaqada Ka Dhacday Deegaanka ...

0
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe  Oo Shalay mar uu  khudbad ka jeedinayay  Munaasibad xadhiga lagaga jarayay DHismayaal Cusub oo lagu kordhiyay Cusbitaalka...

Halkan Ka Daawo: “Muuse Madaxwayne Sii Ahaan Maayo Haddii Uu Doorasho Qaban Waayo Guddoomiyaha...

0
Hargeysa( UCID-Media Group)" Anigu nin qabiil ma ihi ee nin Somaliland ah ayaan ahay madaxweynahana waxaan leeyahay ...Muuse Madaxwayne Sii Ahaan Maayo Hadii Uu...

Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray maaha, Haddii sharciga...

0
"Muuse Biixi, waa ninka maanta isagoo 7-qof dilay, 110-qof-na dhaawacay, haddana u hammuun-qaba dhiig..," "Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Iyo Masuuliyiin kamid ah hogaanka sare...

0
Ceerigaabo (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Iyo Masuuliyiin kamid ah hogaanka sare ee Xisbiga, ayaa maanta ka qeyb-galay,...

Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo Ka War Bixiyey Kulan Ay La Qaateen ...

0
Hargeysa (UCID-Media Group)Xisbiyada Ucid Iyo Kulmiye Oo Ka War Bixiyey Kulan Ay La Qaateen Guddida Doorashooyinka Iyo Iyaga Oo Si Badheedh...

DAAWO:” Maamul-Ka Somalia Ee Hadda Talada Hayya Wax Wada Hadal Ah Lama Galayno..,” Gudoomiye...

0
Burco (UCID-Media Group) :” Maamul-Ka Somalia Ee Hadda Talada Hayya Wax Wada Hadal Ah Lama Galayno..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo-Badan Taabanaysa...

Akhriso Nuxurka :Qoddobada Ay Ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) • 

0
Akhriso :Nuxurka Qoddobada ay ku Heshiiyeen Hogaamiyayaasha Axsaabta Somaliland iyo Xukuumadu .(Sawiro) Hargeysa (UCID-Media Group)Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...

Guddoomiyah Xisbiga Ucid En Faysal Cali Waraabe Oo Hadal Kooban Ka Jeediyey Xafladdii...

0
Guddoomiyah Xisbiga Ucid En Faysal Cali Waraabe Oo Hadal Kooban Ka Jeediyey Xafladdii Daahfurka Buugga " Dharaaro Xusuustood" 2 https://youtu.be/9QLkBOidjmM

Ardayda Kulliyada Miami Ee Hargaysa Oo Taageero U Muujiyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

0
Ardayda Kulliyada Miami Ee Hargaysa Oo Taageero U Muujiyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Hargeysa ( UCID-Media Group) Ardayda Kulliyada Miami Ee Hargaysa Oo Taageero U Muujiyay...

Barnaamij gaar ah wareeysi Faysal Cali waraabe

0
London ( UCID-Media Group) Barnaamij gaar ah wareeysi Faysal Cali waraabe Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Ayaanu Xisbi Ahaan Doonaynaa In La Joojiyo https://youtu.be/GPsd9q27VG0

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabis Sameeyay .

0
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabis Sameeyay .          

“Anigu Waxaan Ahay Reer Burco, Waxaan Halkan Kaga Markhaati-furayaa In Murashax Aadan La Yimid...

0
"Anigu Waxaan Ahay Reer Burco, Waxaan Halkan Kaga Markhaati-furayaa In Murashax Aadan La Yimid Labeentii Burco Oo Uu Sida Ku Dooran-yahay..," Xoghayaha Duulista Xisbiga...

Xaflad Sagootin Ah Oo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Dalka UK U Sameeyeen Guddoomiye...

0
Xaflad Sagootin Ah Oo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Dalka UK U Sameeyeen Guddoomiye Ku-Xigeenka 3aad Ee Xisbiga Ucid Oo Safar Ugu Baxay Dalkii… London (UCID-MediaGroup)...

Dhalinyarada Burco:- “Hadday Hargaysi Jabisay Mid Kamid Ah Darbiyadii Qabyaaladda, Oo Ay Dooratay C.kariin...

0
Burco (Ucid-Media Group) Dhalinyarada Burco:- "Hadday Hargaysi Jabisay Mid Kamid Ah Darbiyadii Qabyaaladda, Oo Ay Dooratay C.kariin Iyo Barkhad, Burco-na Way Ku Xigi-doonta Oo...

MUUQAAL IYO SAWIRO: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kormeeray Dhismaha Waddada-Cad Iyo Nuxur-Ka Khudbadihii...

0
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa maanta kormeeray Dhismaha Waddada-cad oo si habsami ah u socota. Masuuliyiinta Guddida...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe oo booqday xabsiga Mandheera.

0
  Hargeysa(UCID-Media Group)"Marka aad la sheekaysato maxaabiista xidhan ee siyaasiyiinta iyo suxufiyiinta waad argagaxaysaa..," Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo booqday xabsiga Mandheera. https://youtu.be/gX7ilUhizx0

Guddoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Isla Markasna Ah Musharaha Xisbiga Ayaa Maanta Waxaa Uu...

0
Guddoomiyaha xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Isla markaana ah musharaxa xisbiga ayaa maanta waxaa uu baaq qayladhaana gaadhsiiyey labada jimciyadood ee khayriga ah oo kala...

Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi .

0
Hargeysa (UCID-Media Group) Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa hoggaaminaya weftiga Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali...

DAAWO: Guddoomiye Prof Qaasim Tubeec Oo Ka Waramay Sababihii Uu Uga Soo Baxay...

0
DAAWO: Guddoomiye Prof Qaasim Tubeec Oo Ka Waramay Sababihii Uu Uga Soo Baxay Xisbiga WADDANI. https://youtu.be/ebQiKuv9Ue8

Daawo Sawirada + Video Xafladii Daahfurka Ee Xisbiga UCID Ee Dalka Switzerland

0
Daawo Sawirada + Video Xafladii Daahfurka Ee Xisbiga UCID Ee Dalka Switzerland Xaflad Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay Oo Lugu Daahfurayey Laabtay Switzerland Ee...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Recent Posts