Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Shir Jaraa’id Kaga Hadlay Khilaafkii U Dhexeeyay Oo La Soo Afjaray.
Hargeysa(UCID-Media Group)Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey gudoomiyaha xisbiga.Musharax Jamaal waxa uu sheegay in guud ahaan la soo af jaray khilaafkii ka dhaxeeyey guddoomiye Faysal Cali Waraabe, waxaanu fariin u diray guud ahaan shacabka somaliland iyo taageerayaasha xisbiga Ucid. Waxaanay ku balmeen Musharaxa iyo Gudomiyahu in ay ka go’naato wada shaqeyn hufan oo hagar la’aan ah.
Hoos ka daawo:-