
Daawo: “Xisbiga Ucid Waa Lagu Badhaadha, Ciddii Timaadana Kuma Qaddo, Murashax Aadanna Wuu Ugu Cod Badan-doona..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe .
Gudoomiyaha ayaa khudbad Dhinacyo badan taabanaysa caawa ka jeediyay Munaasibad ka dhacday Burco, oo lagu shaacinayay Murashaxnimada Adan Jama Abdilahi .