
Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Axmed Xirsi Ducaale oo u waramayey tv ga sahan ayaa sheegay in deegaankan dagaaladu Ku soo noqnoqonayaan uu tebayo doorkii Iyo masuuliyadii dowladnimo iyo hayadihii u xilsaarnaa amniga iyo sirdoonka si looga hortago fal-dambieed dhici lahaa, Baylahdu waa gaabiska dawlada.