
Hargeysa (Ucid-Media Group) Khudbad Dhamaystiran: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Jeediyay, Ayaa Ka Hadlay Xadhiga Murashaxiinta Xisbiga, Sidoo kale Wuxuu Dhaliilay Khudbadii Madaxweyne Biixi U Jeediyay Maayirrada Iyo Badhasaabada Dalka.