Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee USA C.raxman Axmed Dhakhtar Iyo Xoghayaha Siyaasadda Ee Xisbiga Maxamed Maxamuud Dhoor, Ahna Murashaxiin u Taagan Doorashooyinka Soo Socda, Ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Hargaysa.