Home Video Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera kula shaaheeyay Maqaaxida Oon-xoolaad.

190
0

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Berbera kula shaaheeyay Maqaaxida Oon-xoolaad.

Waxaa Guddoomiyaha wehelinayay Xoghayaha guud ee UCID Maxamed Xuseen Ciise, Af-hayeenka xisbiga Maxamed Bilaal, Xoghayaha arrimaha Bulshada Mustafe Cabdirisaaq, Gudoomiyaha gobolka Saaxil ee UCID.

Guddoomiyaha iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maalmaha soo socda socdaal dheer ku gaala-bixinaya gobolada Bariga Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here