Home Video Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Burco...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Burco kula shaaheeyay mid kamid ah maqaaxiyaha shaaha ee Magaalada.

151
0

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta bulshada reer Burco kula shaaheeyay mid kamid ah maqaaxiyaha shaaha ee Magaalada.

Waxa Guddoomiyaha Wehelinayay xubno ka tirsan xoghayayaasha xisbiga iyo Masuuliyiinta sare ee Hogaanka xisbiga.

Kulankan ayaa ahaa mid is xog-waraysi ah kaas oo ku saabsanaa xaaladda dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here