Home Wararka Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada iyo Madax dhaqameedka Degmada Ceel af-wayn

222
0

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada iyo Madax dhaqameedka Degmada Ceel af-wayn.

Kulamadan ayaa ahaa is xog-waraysi ku saabsan xaaladda guud ee Degmada, waxaanu gudoomiyuhu ku dardaaray odayaasha Deegaanka in ay adkaystaan nabad-galyada Deegaankooda.

Waxaa Guddoomiyaha kulankan ku wehelinayay qaar kamid ah masuuliyiinta sare ee UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here