
Hargeysa(UCID-Media Group)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamuud Maxamed Aare Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Dr Cali Muxumed Xasan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabilay.