Home Video Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid...

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga ayaa Booqday Qabriga Sheekh Isaxaaq ee Magaalada Maydh.

156
0

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga ayaa Booqday Qabriga Sheekh Isaxaaq ee Magaalada Maydh.

Guddoomiyaha ayaa fadhiistay halkii uu fadhiisan-jiray Sheekh Isaxaaq isla markaana u soo duceeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here