
Gabiley (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta magaalada Berbera kaga qeyb-galay xafladda furitaanka Madaarka Berbera.
Dhismaha Madaarka ayaa waxaa maal-galisay Dawladda Imaaraadka Carabta.