
Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Shirkii Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland Ku Shaaciyey Saddexda Xubnood Ee Shir-guddoonka Golaha Wakiillada U Sharraxeen Xisbiyada UCID Iyo Waddani.