
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Furista Ururada Siyaasadda
Hargeysa ( UCID-Media Group)
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Furista Ururada Siyaasadda
“Dalka waa la wada leeyahay, sidaad doonto ka yeeli-maysid, Madaxweyne ahaan-maysid haddaanad sharafta madaxweynaha ilaalin oo aanad dastuurka ilaalin, Maanta wax kaa liitaa ma jirto impeachment ayaad gali-kartaa”
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.