
Hargeysa (UCID-Media Group)
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Oo Arimo Xasaasi Ah Ka Hadley Caawa Sheegayna In Berito Labada Xisbi Ee UCID Iyo Kulmiye U Ambabaxayaan Nairobi
”Waanu tegaynaa Nairobi balse idin ashkatayn mayno ee wixi cirro ku guray ayaan ka soo Gurayaa”