
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Bulshada Somaliland Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed.
Hambalyo Hambalyo Ciid Wanaagsan Dhamaantiin Caafimaad Ku Ciida
“Waxaan hambalyo u dirayaa shucuubta Islaamka gaar ahaan shacabka Somaliland.Munaasibadda Ciidul Fidriga awgeed waxaan leeyahay sanadka sanadkiisa ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo .