
Hargeysa (UCID-Media Group)
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe ayaa Tacsi U direy alle ha unaxariistee Marxuun general Maxamed Nuur Galaal iyo dadkii kale ee ku geeriyooday weerarka Hotel Afrik ee magaalada muqdisho .
Isagoo sheegay inuu Taariikh wayn leeyahay marxuunku isla markaana wuxu Ku baaqay inay Taalo loo dhisto Marxuunka .