Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxda Dawlada Somaliya
Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku tagey maanta magaalada Burco ayaa si adag u durey masuuliyiinta xukuumadda Xamar.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan