Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal cali waraabe oo qabtay Shirjaraa`id oo qoddobo badan oo xaasaasi ahkaga hadlay”
“..Iima sina nin maamulka xumeeyey oo aan lee yahay waar hagaaji iyo nin doonaya in uu af-gambiyo, iima sina…..”
“Xaaladii deg dega aheyd ee gobalka Sanaag waxay ahayd Nasiib Daro Iyo go’aan lagu deg degay fool xumo-na Somaliland ku aha”
“Waligeedbaa Xisbiyadu somaliland isku qaban jireen doorasho ,waxaase hada jira gacmo shisheeye ,waa lagusoo duulay somaliland ”
“Nabadaan haysano qaarbaa ku daaca qudhmaya Madaxnimada somaliland waa loo dhintay ilaga dhigo ruwaayad maaha Muuse kudumi qaranimadaa ka weyn “
“Magacan garxajis ee dabaajiirtu ku hadaaqatsana waxaan leenahay magaca noo dhiga hana ceebeyninee “
” Baarlamaankeenna maanta waxa gacanta ku haya nin aan la soo dooran oo is xanbaar ku yimi. Sidee ayuu nin la soo doortay ku xukumikaraa”
Daawo Maqal Iyo Muuqaal Dhamays Tiran.