
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Waa Halyay Qaran Oo Aragti Iyo Hogaamin Leh Dalkuna U Baahan Yahay Maanta Kana Saari Kara Marxaladan Aynu Ku jiro
Haween Weynaha Degmooyinka Maxamed Mooge,Maxamuud Haybe Iyo Sallaxley Oo Taageero Aan Kala Hadh Lahayn U Muujiyey Xisbiga Ucid.