Home Video Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa...

Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta marti ku ahaa Barnaamijka Martida Doorashada November 13, 2024 oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Dimuqraadiyadda iyo Maamul-wanaagga ee CDG.

85
0

Gufdoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta marti ku ahaa Barnaamijka Martida Doorashada November 13, 2024 oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Dimuqraadiyadda iyo Maamul-wanaagga ee CDG.

Barnaajimkan ayaa ah kii ugu horeeyay ee xaruntu kusoo casuunto xisbiyada Qaranka waxaana markii ugu horraysay lagu casuumay Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID.

Guddoomiyaha ayaa khudbad dheer oo uu ku sharraxayo Barnaamijka Siyaasadeed ee xisbiga ka jeediyay halkaas, iyadoo halkaas-na lagu waydiiyay su’aalo kala duwan oo uu dhamaantood ka bixiyay jawaabo waafi ah.

Waxaa madashaas Gudoomiyaha ku wehelinayay, kana jawaabayay su’aalaha Xoghayaha guud ee UCID Maxamed Xuseen Ciise Iyo Guddoomiye ku xigeenka garabka dhalinyarada Saabiriin Siciid Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here