
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale.
Wajaale (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale.
Waxaana halkaasi ku qaabilay, Maamulka Dawladda Hoose ee Wajaale.
Guddoomiye Faysal waxaa wehelinayay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID.