Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Salaadii Ciida Shacabka Magaalada Hargaysa Kul Tukaday Garoonka Masallaha .
Waxaana Gudoomiyuhu alle uga baryay bulshada Reer Somaliland in Sannadka Sannadkiisa ilaahay idinku gaadhsiiyo Nabad-qab iyo Baraare .