
Burco( Ucid-MediaGroup)Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Qiimo Badan oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Shaacinayey Murashax Jamaal Cali Aadan(Jaah) Oo Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Gobolka Togdheer
“Beeshan Bariga-burco Laba Jeer Ayay Ka Cudur-daarteen In Ay I Codeeyaan, Sababtuna Waxay Ahayd..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.