
Ceerigaabo (UCID-Media Group) Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaya ka Jeediyey Xarunta Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha Qaybo Ka Mid Ah Gobolada Sool Iyo Sanaag.
“Reer Sanaagow, Laba Arrimood Ayaad Idinku Bushaareenayaa, Waa Midda Kowaade, Somaliland Xuduudaheeda Lama Baddali-karo, Waa Ta Labaade Somaliland Dib Ugu Noqon-mayso Somalia..,” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe .