“Waxaynu U Baahanay Inaynu Qaadno Siyaasad Weerar ah,Si Aynu Ictiraafkeena U Gaadhno”.
“Soomaaliya Waxaan U Sheegayaa In Aanay Dantooda Ahayn In La Isku Soo Adeegsado Waddamo Shisheeye Ah
“Waxaynu Nahay Qof Caafimaad Qaba Oo Lugta Loogu Xidhay Qof Xanuunsaya Sow Isla Dhimanmaayaan”
Guddoomiyaha Xisbigga Mucaaradka Ah Ee UCID,Eng.Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Aad U qiimo Badan Ka jeediyey Kulankii Xalay.
Halkan ka daawo