
Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Kayse cabdilahi Ayaa Sheegay Hogaanka Ciidanka Booliska Wuxuu U Baahanyey In Dib U Habayn Lagu Sameeyo Mar Uu Maanta Warbaahinta Kula Hadalayey Magaalada Hargeysa.
Waxaa Bishii u Danbaysay Dalka Ka Dhacay Xadhig, Jidh-dil ,Cabudhin, Iyo Cago Juglayn Joogto Ah Oo Ay Caadaysteen Ciidanka Boolisku.
Sharcigii Waddanka U Yaalayna Gacmahooda Ayay Ku Qaateen……….