Hargeysa (UCID-Media Group) Arintaasi waa markii Labaad Ee Ay Inagu Ah Sharaf Daro In Iska Daa Cid Kale E In Farmaajo Oo Aad Ogtay Wuxuu Dhibaato Iyo Dibin Daabyo Damcay Inuu Ina Gaadhsiiyo Xoolihii Oo Uu Damcay In Uu Inaga Joojiyo, Jabhadaha Uu Inagu Kiciyey Ee Tukaraq Uu Yidhaa Waxaan Imanayaa Hargeysa Oo Ina Haweystaba Ma Ahayn…… Waxaanay Taasi Muujinaysaa Kala Daciifnimadeena, Daadsanaanteen Iyo Hogaan Xumadeen Ayey Taasi Ka Markhaati Kacaysaa…… Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen