Home Video Kal fadhigii 8-aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID oo furmay laguna...

Kal fadhigii 8-aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID oo furmay laguna doortay Musharax Madaxweyne iyo Musharax madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga UCID 

124
0

Kal fadhigii 8-aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID oo furmay laguna doortay Musharax Madaxweyne iyo Musharax madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga UCID

 

Hargeysa(UCID-MediaGroup):Xisbiga mucaaradka ah ee Caddaalada iyo Daryeelka UCID oo maanta yeeshay kal fadhiga 8aad ee xisbiga UCID ayaa lagu doortay Musharax Madaxweyne iyo Musharax madaxweyne ku xigeen ee xisbiga UCID.

Waxaa musharax madaxweyne loo doortay guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

waxaa isna musharax madaxweyne ku xigeen loo doortay Cabdirashiid Ducaale Diiriye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here