
“Siyaasadda Waxaan Ku Jiray 17-sanno, Xog-ogaal Ayaan U ahay Dalka, Waxaan Halkan Ka Cadaynayaa Inaan U Taaganahay Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland, Anoo Iska Sharrixi-doona Xisbiga Ucid …”
Ku simaha Xoghaya Guud ee Xisbiga Ucid Abdinasir Yussuf Osman