Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee
Xisbiga UCID Mudane Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Xukuumadda Loo Sameeyey Eedaymona Usoo Jeediyey Labada Gole Qaran Ee Guurtida Iyo Wakiilada
Hargeysa(UCID-Media Group)Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID mudan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan ayaa ka hadlay muddo kordhinta ay golaha guurtida Somaliland u sameeyeen xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.
Waxaana uu eedaymo usoo jeediyey labada gole qaran ee guurtida iyo wakiilada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka