
Hargeysa (UCID-Media Group) Kulan Maanta Dhex Maray Xisbiga Ucid Iyo Xisbiga Kulmiye Iyo Shir Goddoonka Golaha Wakiilada Somaliland.
Kulankan Ayaa Nuxurkiisu Ahaa Sidii Golaha Wakiiladu U Dardar Gelin Lahaayeen Una Dhamays Tiri Lahaayeen Shaciga Doorashooyinka Ee Hor Yaal……….
Hoos Ka Daawo